Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo Sababta keentay

Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilka wasiirnimo uu ka hayay Xukuumada, kadib wareysi uu siiyay Idaacada VOA. Daahir Maxamuud Geelle ayaa sababta uu isku casilay ku sheegay kala aragti duwanaan soo dhax gashay isaga iyo madaxda dowladda qaarkood, waxa uuna sheegay in uu go’aansaday in … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumada Soomaaliya oo is casilay iyo Sababta keentay